Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo Booqday xarunta Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa shacabka uga digay Roob xoogan oo dalka ka curtay kaas oo wata daadad iyo Fatahaado.