Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre, ayaa shacabka Soomaaliyeed kula dardaarmay in ka fogaadaan qabyaalada iyo musuq-maasuqa, isagoo ka qayb- galayay munaasabadda khatinka iyo ducada Alle ha u Naxariistee Xaaji Cali Ugaas Cabdule.