Ra’isulwasaaraha XFS Mudane Hamse Cabdi Barre ” Khawaarijta waxaa cadow u ah Qof waxgarta iyo qof waxbarta, Dalka nuurkiisa ayaan ka shaqeenaynaa mana damin karaan.” Ra’isulwasaaraha ayaa sidoo kale sheegay in ay khawaarijta laga aaray weeraradii ay dadka soomaaliyeed ku xasuuqeen.