RW Hamza “Dib u-dhiska waddooyinka ah ee laga hirgelinayo kismaayo waxa ay kor u qaadayaan amniga

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre “Dib u-dhiska waddooyinka ah ee laga hirgelinayo kismaayo waxa ay kor u qaadayaan amniga, bilicda, isu-socodka iyo shaqo abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed”.