Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda, Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda, guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Xubno ka tirsan goleyaasha dowladda,ayaa ka qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Marxuum Cali Ugaas Cabdulle oo ahaa
Duqii hore ee Muqdisho oo maanta ku geeriyooday Muqdisho.
Madaxdii ka qeyb gashay aaska Marxuumka ayaa xusay in uu ahaa shaqsi dalkiisa ugu soo adeegay daacadnimo iyo dal jacayl, taasoo uu caan ku ahaa intii uu noolaa.





+12
All reactions:
182