RW xukuumada Soomaaliya oo Magacii ka badalay Wasaarada Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda.

RW xukuumada Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu magacii ka badalay  Wasaarada Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda DFS, Magaca cusub ee Wsaarada ayaa Noqonayaa Wasaarada Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Bulluga ah. afka qalaadne ku noqoneysa(Ministry of Fisheries and Blue economy).