Saalax Axmed oo gudoomiyay Shir muhiim ah.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta guddoomiyey shirka guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Barnaamijka Xasilinta, kaas oo xukuumadda #DanQaran ahmiyad gaar ah ku siisay gaadhsiinta adeegyada bulshada iyo dawladnimada, dib-u-heshiisiinta bulshada, hirgelinta amniga iyo caddaaladda.