Sahro Maxamed, oo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan haweenka Soomaaliyeed, iyadoo sheegtay in haweenka booliska ay door muhiim ah ka qaataan amniga iyo adeegga bulshada. Marking International Women’s Day,Sahro Maxamed of the Somali Police Force congratulated all Somali women and highlighted the important role of women in policing and community security. #IWD2026 #JusticeForWomen #Somalia #IWD2026