Saraakiisha howlgalinta guutada 9aad ee ciidamada xooga dalka Ayaa Faahfaahin guud ka baxshay howlgalo lagu fashiliyay Weerar AS ay la damacsanaayeen ciidamada xooga dalka