(SAWIRO): Gudoomiyihii hore ee Dhosameereb oo lasoo dhoweeyay.

Gudoomiyihii hore Magaaladda Dhusomareeb ee Caasimadda Galmudug Cabdiraxmaan Cali Geedaqoroow ayaa lagu soo dhaweeyay Magaaladda Dhusomareeb ee Caasimadda Galmudug.

Gudoomiyaha ayaa Musharax u ah mar kale qabashadda Xilka Guddoomiyaha Caasimadda Galmudug ee Dhusomareeb, waxa uuna kamid yahay Musharixiinta ugu cadcad xilkaas in ay qabtaan.

Gudoomiye Geedaqoroow ayaa ka yimid Dalka Uganda halkaas uu aadan Waxbarshadda heer Jaamacadeed kana soo dhameystay dhowaan.