Madaxwaynaha Galmudug ayaa Madaxtooyada Galmudug kullan Casho Sharaf soo dhoweyn ugu sameeyay Madaxtooyadda Galmudug Wafdiga uu huggaaminayo Wasiirka Wasaarada Dastuurka Somaliyaa kuwaa oo maanta soo gaaray Magaaladda Dhusomareeb ee Caasimadda Galmudug.
