SAWIRRO:>War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasiiradda waxbarashadda ee ka socday Dhuusamareeb

Shirka wasiirada waxbarashada dowlada Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo Markii ugu horeysay lagu qabtay Meel kabaxsan Caasimada dalka ayaa laga soo saaray war Murtiyeed.

Shirkaan ayaa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, waxaana ka qeyb galay inta badan Wasiiradda waxbarashadda maamul goboleedyadda.

SHARE

Facebook
Twitter