Shacabkii ku noolaa Degmada Buurdhuubo oo gabi ahaanba qaxay kadib markii biyaha uu keenay Wabiga Jubba ka sara mareen xaafadihii degmadaas. 23/11/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint