Golaha Wasiirada Dowladda KGS ayaa shirkooda caadiga ahaa ku yeeshay howlka shirarka Wasiirada ee Madaxtooyada KGS ee Magaalada Baydhabo.
Kulanka waxaa shirguddoominayay sii-hayaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna Guddoomiyaha Golaha wakiilada Cabduqaadir Shariif Sheekhuna, waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweynihii hore ee KGS Mudane. Shariif Xasan Sheekh Aadan.