Sheekh Cabdulqaadir ayaa dardaaran ku aaddan difaaca dalka iyo jihaadka khawaarijta lagula jiro u jeediyay cutubyo ka tirsan Kumaandooska Gorgor ee CXDS.