(Dhageyso+Masawiro): Shir Aminga quseeya oo Dhusomareeb ka furmay

Waxaa maanta magaalada dhuusmaareeb  furmey shirka Golaha amniga ee Gaaasoo ay kaasoo qekaGalmudayyb galeen qaar kamida wasiirada iyo saraakiisha amniga ee Galmudug waxaana shirka furey madaxa Golaha Xukuumada GalmudugSShiikh Maxamed Shaakir .

Shirka ayaa lagu gorfeyn doonaa amaanka Deegaanada Galmudug , xoreynta Deegaanada kujira gacanta AL-SHABAAB , qorshaha isku dhafka ciidamada labada dhinac iyo diyaarinta talo soo jeedinta laamaha amniga si loo helo qorshe lagu howl galo oo amniga la xiriira.

Hoos ka fiiri Masawiradda.

 

Halgan Hoose ka dhageyso

 

.