Shir Diyaaradeed Oo Kadhacay Kenya iyo Qasaara Kadhashay

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay 5 qof oo Ajaaniib ah  ku geeriyoodeen Diyaarad nooca Fudud  oo maanta ku burburtay  Deegaanka Kawaaingi   ee Degmadda  Londiyaana  ee Gobalka Keriijo ee W/galbeed.

Diyaaradaasi ayaa la sheegay inay ku sii jeeday Degmadda Lodgar, ka hor intaysan ku dhicin dhul kaymo ah.

ama shaacinin dalalka ay u dhasheen Ajaaniibta ku geeriyootay shilkaasi.