Madal muhiim ah oo ay ka qayb galeen Masuuliyiin katirsan dowlada ayaa ka furmey magaalada muqdisho taasi oo luugu magac daray Madasha hormarinta Soomaaliya.
Ra’iisul wasaare kuxigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wasiirro ka tirsan Xukuumadda DanQaran ayaa kusoo biiray madasha horumarinta Soomaaliya 2024 oo goordhow ka bilaabatay Magaalada Muqdisho.




