Shirkii uu ku baaqay Madaxweynaha Muddo xileedkiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaqday, waxaana wali jirin inta badan maamul goboleedyada aysan wadin abaabul ay ku imaan karaan Muqdisho.
- 8Madaxweynayaasha maamulada ayaa ka hadlin ee ahaa in Muqdisho la isugu yimaado, waxaana kaliyah Muqdisho yimid Madaxweynaha Koonfur Galbeed.
Shirkaan ayaa lagu waday in uu qabsoomo inta u dhaxaysa 18-19 bishan Febraayo 2021.
Kulankaas ayaa kusoo beegmay xilli maanta xaaladda Muqdisho ay tahay mid aad u cakiran oo ay socdaan banaanbaxyo abaabul ciidan oo ka dhan ah dowladda dhexe ee Soomaaliya.