Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo sheegtay in la dilay Lix ka mid ah shaqaalaheeda kadib markii lala eegtay qarax dulledka Muqdisho. 28/04/2024 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ayaa sheegtay in la dilay Lix ka mid ah shaqaalaheeda kadib markii lala eegtay qarax waddada loo dhigay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Caasimada Muqdisho.