Shukri Caabi, oo ah wariye ka hawl gasha magaaladda Muqdisho ayaa jir dil loo geystay iyada oo ku guda jirta shaqadeeda maalinlaha ah.