Sidee loo xulayaa Ergooyinka dooranaya Xillibaanadda Gollaha Shacabka?

Raysulwasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka lagu soo xulayo Ergadda dooraneysa Xillibaanada Gollaha Shacabka ee BFS.

Si aad u ogaato arintaas ku dhufo Muqaalkan uu Raysulwasaare Rooble ku faah faahinayo habka Xulidda Ergooyinka.