Somaliland oo magacowday Guddiga Aaska Madaxweynihii hore ee Somaliland

Maamulka Somaliland ayaa magacabay Guddiga Aaska Madaxweynihii Hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo xalay ku geeridooday Caasimada Maamulkaasi ee hargaysa.
May be an image of map and text