Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo oo kusugan Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa xarunta guud ee Qaramada Midoobay kulan ballaaran kula qaatay mid ka mid ah ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu u xirnaayeen oo ay madaxweynaha Somaliland iyo ku xigeenka xoghayaha guud ee qaramada midoobay ku lafo gureen arrimo muhiim ah oo ku saabsan Somaliland.