Soo bandhigida Bilan Media Boqolaal Warbixino iyo Sheekooyin Bulshada ka daah-soonaay.

Waxaan sameynay boqolaal warbixinno, muuqaallo, iyo barnaamijyo saameyn leh.
Waxaan ka hadalnay arrimaha bulshada, isbeddelka cimilada, arrimaha bili aadanimada, dhaqanka, hal-abuurka, xuquuqda aadanaha, horumarka, codadka dumarka & dhallinyarada