Taliska Ciidamada Hay’adda NISA, oo baro-koontarool oo ay Khawaarijtu ku lahaayeen Deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan. 16/12/2025 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint Taliska Ciidamada Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in ay cagta mariyeen baro -koontarool oo ay lahaayeen Kooxaha Khawaarijta deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan. Halkaan hoose ka aqriso:-