Taliyaha Boliiska Soomaaliya iyo Saraakiil kale oo maanta Booqday Xerada Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ee Degmada Cade ee Gobolka Shabeelaha dhexe.

Taliyaha Boliiska Soomaaliya iyo Saraakiil kale oo maanta Booqday Xerada Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ee Degmada Cade ee Gobolka Shabeelaha dhexe.
Taliyaha Boliiska Soomaaliya, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Saraakiil kale, ayaa Maanta Booqday kormeeray Xerada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee ku ku taal Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha dhexe.
Taliyaha iyo Saraakiisha wehlida ayaa Kormeerkaan ugu kuurgelida Xaalada shaqo ee ciidanka Booliiska ee xeradaan kusugan iyo sidii uu Taliyuhu ugu dhiirigalin lahaa Ciidamada adkeynta iyo sugida amniga.