Mudooyinkii u danbeeyay waxaa soo badaanayay masuuliyiinta dowladeed kuwaasi oo lasheegayo inay kamaqan yihiin shaqada dowlada fasax la.aan
Qaarkamida saraakiisha Ciidamada booliska somaliyeed oo warbaahinta lahadlay ayaa kahadlay Ciidamo katirsan booliska Ilaalada degaanka xamar oo kamaqan shaqadooda fasax la.aan iyo qaar la dhaafay waqtii ay fasaxa qaateen
Taliyaha Ciidamada booliska degaanka Xamar oo warbaahinta lahadlay ayaana ku amray in 4-maalin gudaheed Kusoo laabtaan shaqadooda Ciidamada kamaqan isagoona sheegay in Talaabo laga qaaadi doono askar kadhaga adeega amarkaasi ismarkaana 6 bisha kasoo dib mara
Sidokle Taliyaha ayaa gobta warbaahinta ugu aqriyay amarada lasoo saaray iyo go.aanada ku aadan Askarta kamaqan shaqada dowlada amar la.aan
Waxaa mudooyinkii danbe soo badanayay masuuliyiinta dowladeed ee iskugu jira saraakiisha ciidamada iyo masuuliyiin kale ee katirsan oo lagu eedanayay in ay fasax la.aan kamaqan yihiin shaqada dowlada
Dhawaan ayaayna ahayd markii Rw xukuumada faderaalka soomaaliya xamse cabdi Barre
Loo aqriyay warqad ay ku qornaayeen Magacyada Xubno katirsan wasaarada maaliyada dowalda somaliya oo kamaqan shaqada wasaarada kuwaasi oo aan in mudaa soo xadirin shaqada
Rw ayaana ku amray Madaxda wasaarada maaliyada in si ugu dhaqsiyaha badan u ogaysiiyaan Inay dib ugu soo laabtaan shaqaalahaaasi
Ama ay dowladu go.aan ka gaari doonto
Halkaan kadaawo muqaalka
https://www.facebook.com/galgaduudtv/videos/789372522843835