Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ka warbxiyay shaqaaqooyin dhawaanahaan ka dhacayay duleedka Magaalada Baydhabo.
Shaqaaqooyinkaasi oo salka ku hayay dhulal la isku heystay ayaa sababay dhimashada ilaa inta la ogyahay hal ruux sida uu sheegay Generaal Mahad oo warbaahinta kula hadlay Baydhabo.
Shacabka Magaalada Beydhabo Ayuu ugu baaqay in ay lasdhaqeeyaan Ciidamada Amaanka.