Taliyaha Ciidanka Boliiska oo caawa xarigga ka jaray Saldhiga Degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir oo dib u dhis lagu sameeyey.