Taliyaha cusub ee ciidanka dhulka oo xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed G/lle sare Dayax Cabdi Cabdulle ayaa xilka kala wareegay taliyihii hore S/guuto Axmed aadan Cali.
Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka sareeye Guuto Madey Nuureey Sheikh ayaa Xilka U kala Wareejiyey Taliyaha cusub ee xilka la wareegay gashaanle sare Dayax Cabdi Cabdulle iyo Taliyihii Hore ee Ciidanka dhulka Xoogga dalka Sarreeye guuto Axmed Aadan Cali.