Taliyaha Cusub ee Ciidanka Guutada 15aad oo lagu soo dhoweeyay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud..

Taliyahaa Cusub ee Gutaada 15naad qeyta 21 ee cidanka xooga dalka Korneyl Maxamuud yasiin ayaa manta so garaay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Korneyl maxamuud waxaa garonka Diyaradaha Ee general galala ee degmada Guriceel salaan uu kaga qataay Cutubyo ka tirsan Gutaada 15naad qeybta 21 naad cidanka xoga dalka.

Sido kale waxaa taliyaaha oo dhowaan lo magacabay gutaadan so dhoweyntiisa qeyb ka ahaa Masuliyiin ka tirsan dowlada, iyo bulshada qeybehada kala duwan.

Guutada 15aad qetbta 21 aad ee cidanka xoga dalka waxaa ay kamid tahy Gutooyinka ugu muhiimsan gobolka galgaduud, isla markanaa dorka weyn ka qataay ciribtirka al-shabaab.

Gesiyaada gutaadan oo ku canbaxaay jabinta khawarijta ayaa sanadka waxaa ay door weyn ka qateen wajiga labaad ee dagalka al-shabaab, iyaga oo kamid ahaa Gesiyaada cashirka Khawarijta Ugu dhigaay Deganka barujeed.

Dhoweyn ayuuna taliyaaha xoooga uso magacabay Gutaadan oo hogankeeda laga Firsadaay Kornl Maxamuud yasiin oo kamid ahaa gesiyada waxbadan qaranka uso qidmiyeey.

Waxaana so dhoweyn kadib taliyaa loso galbiyaay Fadhiga gutaada ee Guriceel halkaas oo la filaayo in uu kasii waado dardar galin cirib tirka AL-shabaab