Taliyaha CXD oo gaaray Xarardheere.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow iyo Wafdi saraakiil ah oo uu Hogaaminayay ayaa gaaray degmada qadiimiga ah ee xarardheere.
Waxaa uu Taliyihu ku dhiiragaliyay inay u diyaar garoobaan baacsiga haraadiga kooxda al-shabaab ah ciidanka ku sugan Xarardheere.