Dagaalka kadhankaa kooxda AS Ayaa kasocda dalka qasatan galmudug
waxaana gaaray magaalada dhuusamareeb ee caasimada galmudug
Wasiirka gaashaandhigga Dalka Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tagay ciidamada kumaandooska Gorgor iyo Danab ee ku sugan magaaladda Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Wasiirka iyo Taliyaha ayaa ciidanka ku boggaadiyey shaqada adag ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed, lana joogo waqtigii si buuxdo dalka looga xoreyn lahaa Khawaarijta, waxayna kula dardarmeen inay sii labo jibaaraan howlahooda shaqo ee ah Xoreynta dalka.





+2
All reactions:
Idiris Korane and 379 others