Kulankii uu shir guddoomiyey Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Banaadir, G/Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga guud ee Caasimadda Muqdisho. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen saraakiisha ammaanka qeybahooda kala duwan, oo ay ku jiraan Boliiska, NISA, iyo Booliska Militariga, ayaa looga hadlay saddex qodob oo muhiim ah:
Home Wararka Maanta Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Banaadir oo Shir Guddoomiyey Kulanka Xoojinta Amniga caasimada.