Taliye Caydaruus Cabdullaahi “Halganka aan kula dagaalamayno Khawaarijta waxa uu bilowday 2014 ilaa hadana waan u taaganahay inaan deegaanada ka xoreyno Khawaarijta”.