Taliye ku xigeenka Guutada 11-aad Qeybta 43-aad ee CXDS Maxamed Cabdulaahi Diirshe Tube ayaa isaga oo ku sugaan Baar-sanguuni ka warbixiyay howlgalada ay ka sameeyeen deegaanada gobolka Jubbadda hoose.