Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska oo muqdisho Tababar ugu soo Xiray ciidan booolis ah

Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed S/Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed( Kaniif ) Ayaa Tababar usoo Xirey Horin Ka tirsan Banda Music.kada Boliiska kuwaas oo Muddo Tababar ugu xareysnaa Akadeemiyada Gen.Kaahiye .
Horintaan oo Muhiim u ah kusoo Biiristeeda Banda Music.kada ayaa waxaa ka war bixiyey Taliyaha Akadeemiyada Boliiska Gen.Kaahiye S/Guuto Cabdikariin Macalin Xuseen .wuxuuna sheegey inay qaateen Tababar isugu jiray Xirfado Gaar ah iyo Sharciga Ciidan Boliiska Soomaaliyeed.