Waxaa guud ahaanba la soo gebo-gebeeyey tirinta codadka guud ahaan lixda gobol ee Somaliland, sida uu sheegay Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland.
Tirinta Codadka Doorashada iyo Xisbiyada ayaa waxaa ay soo gaba-gaboobeen guud ahaanba Gobolada Somaliland waxaana haatan laga dhar sugayaa ku dhawaaqida Natiijada sida uu Warfidiyeenka u Sheegay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf.