Trump iyo Putin oo kulmay

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo ayaa dhigiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa hadda ku kulmay Finland.

Trump wuxuu sheegay in ay yartahay rajada uu ka qabo in uu wax wayn ka soo baxo shirkaas.

Mareykanka iyo Ruushka waxaa ka dhaxeeya Khilaaf xooggan oo ka dhashay doorashaddii Mareykanka ka dhacday Sanadkii 2016-kii.

Labadda Hoggaamiye ayaa hadda waxaa u socda kulan sidda uu sheegay Aqalka Cad ee Mareykanka.