Wafdi ka socda Dowladda Samaaliya Oo lafilayo in ay gaaraan Beledweyne

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa lagu waddaa in ay maanta tagaan Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan , halkaasi oo ay ka taagan tahay xaalad adag.

Wafdiggaan ayaa waxaa hoggaamin doona Guddigii ay dowladda Soomaaliya ay shalay u xil saartay Xaaladda Magaalada Baledweyne.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baledweyne ayaa waxaa fadhiistay Biyo badan, waxaana suurtagal aheyn in la tago Magaalada.

 Waxa ay kaliya ee tagikara Magaalada waa diyaaradaha loo yaqaano helicopters-ka.