Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Dhuusomareeb

Wafdigan oo ka socday Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somaliya ayaa waxa ay soo gaareen Caasimadda Galmudug ee Dhuusomareeb.

Xubnaha Wafdiga ayaa u yimid Dhuusomareeb ka qayb galka soo xiritaanka Shir Amniga looga hadlayay oo 3 maalin ka socday Magaaladda Dhusomareeb.

Kala soco Radio Galgaduud wixii kasoo baxa arimaha Shirka Amniga