Madaxda siyaasadeed, ganacsatada, iyo mas’uuliyiinta bulshada ee Soomaaliya ayaa u socdaalaya Garoowe, caasimadda Puntland, si ay uga qeybgalaan shirar iyo kulamo muhiim ah. Kulamadan waxay diiradda saarayaan arrimo badan sida siyaasadda, dhaqaalaha, iyo amniga. Garoowe waxay leedahay taariikh dheer oo ah inay martigeliso shirar muhiim ah oo saameyn ku leh mustaqbalka Soomaaliya.
Xaflada Caleema saarka madaxweynaha puntland Saciid deni oo markale loo doortay madaxweynaha puntland arintaasi oo ay kahor yimaadeen ciidamada maamulka puntland qasatan kuwa sida gaarkaa u tababaran ee danab.