Warar dheerad ah Oo Kasoo baxaya dil xalay Kadhcay Magaalada Muqdisho

Faah afahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay Magalada Muqdisho loogu geystay askar ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya,iyada oo goobta ay ka baxsadeen dadkii ka dambeeyey dilka Askartaas.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay bar-koontorool oo ku taalla degmada Wadaji,waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in rag ku hubeysnaa bustoolado ay laba askari toogteen kadibna ay baxsadeen.