Caasimadda Ukraine ee Kyiv ayaa weli ku jirta gacanta Ukraine inkastoo duqeymo culus ay dhaceen, kormeerayaasha reer galbeedka waxa ay tilmaamayaan boqollaal baabuur oo uu ruushka soo dhoobay meel ka baxsan magaalada.
Magaalada Sumy ee ku taal waqooyi bari Ukraine waxaa hadda ku hareeraysan ciidamada Ruushka laakiin kumannaan kun ayaa u suurtagashay in ay ka baxaan marin bini’aadantinimo.