DHEGEYSO:>Warbixin 1-da luulyo Waa tee ?

1-dii Luulyo 1960 waa maalintii gobolada koonfur ee Soomaaliya ay ka xuroobeen gumeysigii talyaaniga, isla markaana ay la midoobeen gobolada   waqooyi, halkaasna ay ku curatey Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo 26 Juun oo iyana ahayd maalin taariikh iyo xusuus dheer mudun 26 Juun waa maalintii ugu horeysey ee ciida amase gayiga soomaaliya laga taago calanka quruxda badan ee uu alifey, alifihii caanka ahaa ee Maxamed Cawaale Liibaan eebe naxarisitii jano ha ka waraabiyee.

warbixin kahadleysa  1-da Luulyo iyo Qiimaha ay uleedahay shacabka somaaliyee waxaa soo jeedinaya 

Weriyeheena Abdi Qadar Hassan Yuusuf