Warbixin:- waa sheekada 103 qoys oo ku nool kaam ku yaalla duleedka magaaladda Muqdisho.

Tani waa sheekada 103 qoys oo ku nool kaam ku yaalla duleedka magaaladda Muqdisho. Waxay bilaabeen ayuuto bile ah, si qoys walba u helo dhul uu isagu iska leeyahay mulkiyadiisa.
Wariye Hawa Nuur.