Warbixin:- waa sheekada 103 qoys oo ku nool kaam ku yaalla duleedka magaaladda Muqdisho. 30/05/2025 FacebookXLinkedinEmailPrint Tani waa sheekada 103 qoys oo ku nool kaam ku yaalla duleedka magaaladda Muqdisho. Waxay bilaabeen ayuuto bile ah, si qoys walba u helo dhul uu isagu iska leeyahay mulkiyadiisa. Wariye Hawa Nuur.