Wasaarada Waxbarashada Galmudug oo shaacisay Goobaha lagu galaayo Imtixaanka Fasalka 8AAD ee Dugsiga Dhexe.

Waraaradda Waxabarasha Hiddaha iyo Tacliinta sare ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay shaacisay Xarumaha Imtixaanka Fasalka 8aad lagu galidoono.
Ardayda sanadkaan imtixaanka galaysa waa in ay hubiyaan magaca Dugsigooda iyo Xarumaha ay ku galidoonaan .