Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa ku wargalisay Shirkadaha iyo Ganacsatada Shidaalka inay iska soo diiwaan galiyaan wasaaradda.